„Saan isku fahano“

Auf dem Amt neulich um  halb drei - Ein Bericht über unseren Verein auf der Webseite der STUZ:  htt...

Durch finanzielle Unterstützung vom Ministerium für Familie, Frauen, Jugend, Integration und...

"Im neuen Leben ankommen" lautet der Titel des veröffentlichten Artikels über die Kultur- und...

Sida aan isku tageerno

Ururku wuxu leeyahay turjuuman oo dhan 25 luqadood

FARSI · SPANISCH · ARABISCH · BULGARISCH · TÜRKISCH · RUSSISCH · FRANZÖSISCH · DARI · EWE · KOTOKOLI · TSCHAMBA · KUSSUNTU · BERBER · AMHARISCH · KROATISCH · MAZEDONISCH · PORTUGIESISCH · SLOWENISCH · ENGLISCH · TWI · UNGARISCH · BOSNISCH · ARAMÄISCH · VIETNAMESISCH · PASHTU · TYIGRINIA · SOMALISCH · KURDISCH · SERBISCH · RUMÄNISCH · POLNISCH · URDU

Waxa waye kiliya turjumaan oo la tababarey oo laga cadeeyay rugta ganacsiga iyo warshadaha. Turjuumanada waxey ka shaqeeyan ayaga oo tababaran booska bulshada. Shaqalaha sii ku kala shaqeen lahayeen waxa abaabulo ururka. Qaxootiga waxey fuursad ku leeyahin, in eey xafiis madax banaan xaqooda iyo wixi waajib ku aah ka taalo qadaan karaan. Iyo xaafisyaha eey khusaayo wixi xaqiijinayaan wax qabadkooda shaqadooda iyada oo loo marayo isgaarsin siman.

 

Wax dheeri ah inta ka bar

Ururka

Ururka "Kultur- und Sprachmittler e.V." waa urur la aasaasay 2017 kaas oo ujeedadiisu tahay kor u qaadida aragtida caalamiga ah iyo dulqaadka dhammaan dhinacyada dhaqanka iyo fahamka caalamiga ah. Hawlaha ururku waa kuwo madax-bannaan oo aan is-lahayn.

wax dheeri ah inta ka bar

 

Wadashaqeynta iskaashatada iyo kafaala qaadayaasha