M. Sima Hosseini

Sima Hosseini assal keeda waa Iraniyad, jarmalka waxay ku noshahay sanadka 1988 ila hadeertan, waxay baratey faarmasiga, 17 saano bii hooyo tahay, waxay na dhashay sadax caruur.

Waxay si mutadawacnimo ah uu shaqeysay 10 sano iyada oo ah horgamiyaha waalidka iskuulka iyo gudoomiyaha koowad ee iskuulka hoose ee Mainz, iyada oo la shaqeeysey caruurta assal kooda calaami ah oo ey ka qeyb gaalen hormarka iyo hormarinta xanaaneynta galabta iyo sido kale galabtii dalabyo shaqo iyo mashaaricyo. Biisha September 2015 waxay la wareegtay mareynta daryeelka galabta; isla marki waxay sii waday tababbarradeeda sidii dhex dhexaadiye, tababar nidaam, macallin is dhexgalka iyo turjubaan bulshada ah.

Waxay ka shaqeeysa Opfer- und Täter Hilfe e.V ( Cawiimada dhibanaha iyo dembiilaha) qeybta wadahadalka ee degmada Mainz, ayada oo ah dhex dhexaadiyaha sharciyeysan ee sharciga demdiyada.

Laga soo bilaabo bishii May 2017, waxay ahayd gudoomiyii ugu horeeya ee ururka „Kultur und Sprachmittler e.V.“.

Iyada waxa aad ugu mihiim ah dhex dhexadinta dhaqamada.

Luqadaha: DariFarsi