Hassan Goulouah

Hassan Goulouah wuxuu ku dhashay magaalada Agadir ee dalka Morocco sanadku markuu ahaa 1982 wuxuuna ku noolyahay Jarmalka 2006 ila iyo hadda.Wadanka Marocco marku jamacada ka bartay daraasaadaha jarmalka buu cilmiga jarmalka, cilmiga islamka iyo daraasaada islamka shahadada Masterka ka qaatay jaamacadda Johannes Gutenberg ee magalada Mainz.

Laga soo bilaabo 2008 wuxuu ka shaqeynayay shirkada Gaul's Catering ee logistics iyo Febraayo 2016 wixi ka bilaawda, wuxu dadka wadanka ku cusub ku barayay Jarmalka xafiiska "Arbeit und Leben gGmbH" ee magalada Mainz. Intaa waxaa u dheer, wuxuu tabaruce ahaan ugu shaqeeyaa turjubaan ahaan iyo wehelka qaxootiga iyo dadka qaba dhibaatooyinka luqadda ee Jarmalka. Laga soo bilaabo bishii May 2017, wuxuu ka mid aha assaasaha ururka "Kultur und Sprachmittler e.V." ku yaallo Mainz.

Luuqadda: Carabi Berber